10ka Xiddig Ee U Sharaxan Abaalmarinta Laacibka Sannadka Afrika Oo Lagu Dhawaaqay.

Xiriirka kubada cagta Afrika Caf ayaa ku dhawaaqday 10ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka qaarada Afrika ee 2012, iyadoo uu ku jiro ciyaaryahanka haatan heysta abaalmarintaas xiddiga Manchester City Yaya Toure. Sidoo kale waxaa la sii shaaciyay shanta ciyaaryahan ee u sharaxan xiddiga Afrika ugu fiican ee ciyaartoyda Afrika ka xamaalata, iyadoo abaalmarinadaas [...]