Benitez: Torres Waxa Uu U Baahan Yahay In Uu Helo Nasasho Badan
Tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa shaaciyay in uu nasasho u baahan yahay weeraryahanka kooxdiisa Fernando Torres uuna nasiin doono toddobaadyada soo socda isaga iyo weliba ciyaaryahano kale oo waaweyn. Weeraryahanka reer Spain ayaa 33 jeer u ciyaaray kooxdiisa guud ahaan kulamadii ay ciyaartay xilli ciyaareedkan,waxana uu Benitez sheegay in uu rumeysan yahay in kulamadaasi [...]
- 1 of 1640
- ››
