Caweyska: Bashiir Cali Xuseen (Q. 2aad)

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan Waxaan Idinkugu haynaa Q-2aad uguna dambeysa ee fanaanka Bashir Cali Xusen iyo sidoo kale qubanayaal xiiso badan. Sheekooyinka xiisaha leh ee ku jira barnaamijka waxaa ka mid ah dhacdooyinka qosolka leh ee uu leeyahay jaadka iyo kuwo kale.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.