Dhagayso Afhayeenka Ahlusunna oo ka warbixiyay Shirar loga hadlayo Jubbaland oo ka socda Dagmoyinka Gobolka Gedo
Afhayeenka Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Konfureed Sh.Maxamed Daa,uud Codweyne ayaa waxaa uu manta ka warbixiyay Shirar Mudoyinki ugu danbeyay ka socday Dagmoyinka Gobolka Gedo, Xilal Cusub oo u magacaabay Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed iyo Howlgaladi ugu danbeyay ee Ciidamada Ahlusunna iyo kuwa Dowlada Somalia ay ka sameyeen Gobolka Gedo. Dhagayso
Dhagayso Afhayeen Ahlusunna Sh, Maxamed
Axmed Nuur Maxamed
Muqdisho-Somalia
















