Faaqidaadda: Dib u heshiisiin iyo wadahadal
Maxaa ka hor taagan dowlad kasta oo loo dhisay Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay hergelinta dib u heshiisiin iyo wadahadal lood dhanyahay. Waa qodobka uu ku saabsanyahay barnaamijkeena faaqidaadda todobaadka.
Waxaa ka qeeyb galaya Afhayeenka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow, Maxamed Xaashi Cigaal Gudooniyaha Xisbiga dowlad qaran, waxa uu ku suganyahay magaalada London.
Aqoonyahan Axmed Salaad kulmiye, waxa uu ku suganyahay Magaalada London. Iyo C/shakuur Cali Mire oo ah suxufi Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho
Faaqidaada oo dhameeystiran halkan hoose ka dhageeyso
- 1 of 1640
- ››
