Joe Cole oo ku laabtay kooxdiisii hore ee West Ham United

(BBC), 03 January 2013
Laacibkii Khadka dhexe ee Liverpool Joe Cole oo xilli ciyaareedkan amaah ugu ciyaarayay kooxda Lille ee dalka Faransiiska ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee uu ku soo barbaaray West Ham United oo uu u saxiixay heshiis 18-bilood ah.
Maanta ayuu Cole oo 31-jir ah si toos ah u gaaray xarunta tababarka kooxdii uu Kuliyaddeeda ka bilaabay ciyaarta Kubadda Cagta ee West Ham United, waxaana xusid mudan in 2010-kiina uu amaah ahaan ugu soo ciyaaray kooxda Chelsea.

GOOL FM Read more about Joe Cole oo ku laabtay kooxdiisii hore ee West Ham United