” Mahdi Xaashi Wax Cadayn Ah Looma Hayo Inuu Xidhiidh Lalahaa Ururada Xagjirka Ah “: Qareenka Mahdi Xaashi
Mahdi Xaashi, waa 23 jir Soomaaliyeed islamarkaasna haysta dhalashada wadanka Ingiriiska, waxaa lagala noqday warqada cadayneysa dhalashadii Britain oo ay dawladda Britain ka xayuubisay dhalashada dalkaas ayaa laga soo qabtay dal Afrika ku yaalla, lana keenay New York, iyada oo lagu eedeynayo argagixisonimo. Hase yeeshee, qareenka Mahdi Xaashi ayaa sheegay in aaney jirin wax caddeynaya in Mahdi uu ururadaas xiriir la leeyahay, taas oo dawladda Maraykanku ay soo bandhigtay.
Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso:-
Recent Somali tweets
- 1 of 1546
- ››
