Meher Wacan: AXMED RIYAAD C/LLAH IYO WALAASHAY FATIMA C/RAXMAAN KOOSAAR

ANIGA OO AH CAWO C/LLAAHI AXMED JAAMAC (ILKAJIIR)
waxaan hambalyo iyo duco u dirayaa
AXMED RIYAAD C/LLAH IYO WALAASHAY FATIMA C/RAXMAAN KOOSAAR
OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA OTTAWA, CANADA 
MALINTII SABTIDII EE BISHA DEFEMBER 29 KEEDI, 2012