Shalay Iyo Maanta: Sawir Xusuus Mudan Midowgii Xisbiga Kulmiye Iyo Ururka Qaran

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa sawir xusuus reeb ah oo ku saabsan wakhtigii ay heshiiska wada galeen qalinkana  ku wada duugeen labada Gudoomiye ee Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo iyo Qaran  Dr. Maxamed Cabdi  Gaboose , waxaana uu Dr. Gaboose     noqday markii uu la midoobay  Xisbiga Kulmiye   guddoomiyaha ololaha gobolada bariga ee xisbiga Kulmiye, isla markaana lagu tilmaamo inuu qayb libaax ka qaatay guushii xisbigaasi ka soo hooyay gobolada bariga Somaliland.
 
Siyaasadi Saaxiib maleh, Wakhtigan xaadirka ahna  madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose  aad la socotaan halkay siyaasaddu kala gaysay   inagoo dhamaan kawada dharagsan , ee daawasho wacan.

Oodweynenews.com/News desk