Soomaaliya waxay u baahantahay miisaaniyad xambaarsan isbeddel siyaasaddeed.
Soomaaliya waxay u baahantahay miisaaniyad xambaarsan isbeddel siyaasad dhaqaalle, si Dalka loo gaarsiiyo dib u dhis dhab ah Soomaaliya waxay kusoo jirtay kuna jirtaa dhaqaalle xumo qoto dheer. Waxaana taasi usii dheerreed wax is daba marin. Hoos u dhaca ku imaan jirayna miisaaniyadda wuxu ahaa mid aad iyo aad u weyn, taasoo sidoo kale sii [...]
- 1 of 1640
- ››
