Tacsi: Marxuum MAXAMUUD ISMAACIIL AADAN QALAB-JAAN

Subxaana llaaaaaaaaaaaaah
 
INAALILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN !!!!!!!!!!
إن لله وإن إليه راجعون ،،، ولا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم

Geeri naxdin iyo tiiraanyo badan leh,  waxa maanta  oo bishutahay 03/01/2013 magaalada Burco ku geeriyooday Alle haw naxariistee Marxuum MAXAMUUD  ISMAACIIL  AADAN QALAB-JAAN.
{ كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون }
دعاء الأحياء للاموات: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Alle Naxariistii janno Ka waraabiyo marxuumka, Ehelkii iyo Qaraaabadii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo imaan Taam ah 
: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين

AAMIIN……. AAMIIN….. AAMIIN
 
C/samed X.Axmed X.Diiriye
Somaliland – Boorama
AMOUD UNIVERSITY