Valdes: Waxaan Mustaqbalkayga Ku Dhamaysan Doonaa Barcelona

Goolhayaha Barcelona Victor Valdes ayaa sheegay inuu ku faraxsanaan lahaa in uu mustaqbalkiisa ciyaaraha ku dhamaysto kooxda Barcelona. Goolhayaha xulka Spain ayaa heshiiska uu kula jiro Camp Nou waxa uu ku eg yahay June 2014, hase yeeshee Valdes ayaan xilligan ku dedegeyn in uu saxiixo heshiis cusub. "Tan iyo markii aan saxiixay heshiiskeygii hore kalama [...] Read more about Valdes: Waxaan Mustaqbalkayga Ku Dhamaysan Doonaa Barcelona