Walcott ” Waxaan Xiiseynayaa In Aan Qadka Weerarka Uga Ciyaaro Qaranka Ingriiska “.
Xidiga kooxda Arsenal Walcott ayaa qiray in uu doonayo in qarankiisa uu ka helo booska weerarka xorta ah taasina ay tahay riyo uu in badan uu sugayay hadii ay dhacdo. Hadalkaan ayaa soo baxaya xilli laacibkaan Arsenal dhawaan ka ciyaarsiiyeen xarunta weerarka iyadoo uu dhaliyay 18 gool ka dib 29 kulan oo uu u saftay [...]
Recent Somali tweets
- 1 of 1588
- ››
