Waxbarashada: Fursadaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed uga furan Sudan

Barnaamijka waxbarashada waa barnaamij toddobaadle ah oo aad raadiyaha Bar-kulan ka dhageysan karto maalin kasta oo Isniin ah.
Toddobaadkan barnaamijka waxaan ku soo qaadaneynaa fursadaha waxbarashada ee ardayda Soomaalida uga furan dalka Sudan.
Barnaamijka waxaan ku wareysanaynaa Cabbaas Maxamed Nuur oo ah xoghayaha guud ee ururka ardayda Soomaaliyeed ee SUdaan, Axmed Sheekh Nuur (Cirro) oo ah xoghayaha golaha wada tashiga ee isla ururka iyo aqoon yahan horay wax ugu soo bartay Sudan.
Barnaamijka oo dhammeystiran ka dhageyso boggan qeybtiisa hoose.
2011-08-15-Barnaamijka-waxbarashada
 
Maqaaladda La Xiriira:

  1. Xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Sudan
  2. Waxbarashada: Ardayda Soomaalida iyo deeqaha waxbarasho
  3. Waxbarashada: Urur ardayda Galgaduud ka taageera barashada kumbiyuuterka