Wararkii oo dhan

Bacary Sagna Oo Diidan In Uu Ka Huleelo Garoonka Emirates Ee Arsenal

Xiddiga garabka kubadda uga qaabeeya kooxda Arsenal ee Bacary Sagna ayaa xusay in uu ku faraxsan yahay in uu diiday in uu ka huleelo Arsenal uuna door biday in ugu yaraan hal xilli ciyaareed oo kale u


Fabregas: In 100 Milyan Lagu Bixiyo Gareth Bale Waa Mid Laga Bad Badiyay .

Warbixin ay ka soo xigatay jariiradada Marca ayuu xiddiga Barcelona ee Fabregas ku sheegay in arin laga bad badiyay ay tahay in Gareth Bale lagu bixiyo hishiiskiisa aduun gaaraya 100-milyan oo euro.


Weeraryahanka Liverpool Andy Carroll Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya West Ham.

Weeraryahanka kooxda Liverpool Andy Carroll ayaa tijaabaada caafimaadka u maraya West Ham ka hor inta uusan si joogta ah heshiis 15 milyan ginni ugu biirin.


Seddex Xul Oo U Soo Baxay Maanta Kama Danbeysta Koobka Adduunka 2014 Ka Dhacaya Brazil.

Xulalka Australia, Iran Iyo Korea ayaa kula biiray xulka Japan xulalka sida rasmiga ilaa iyo haatan ugu soo baxay koobka adduunka ee ka dhacaya Brazil sannadka soo socda.


Ethiopia Oo Qiratay Inay Qalad Sameeyeen Islamarkaana Ay Diyaar U Yihiin Ciqaabtooda.

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta Ethiopia Sahilu Gebremariam ayaa qirtay in xulkiisa ay isticmaleen ciyaaryahan ganaax ahaa kulan ka mid ah isreebreebka koobka adduunka qaarada Africa.


Juventus Oo Ku Dhow Saxiixa Daafaca Aadka Loo Qiimeeyo Angelo Ogbonna.

Juventus ayaa ku dhow saxiixa daafaca kooxda Torino Angelo Ogbonna, iyagoo doonaya inay xoojiyaan daafacooda ka hor xilli ciyaareedka cusub 2013-14.


Daily Mail: Arsenal Oo Ku Dhow Inay Isbuucaan Si Rasmi Ah U La Soo Wareegto Gonzalo Higuain.

Arsenal ayaa rajeyneysa inay soo gabagabeyso sagaal sanadood oo ay sugeysay inay kula soo wareegto Gonzalo Higuain isbuucaan iyagoo ku soo iibsanaya weeraryahanka lacag rikoor cusub u noqoneysa oo gaa


Baaritaanka Kiiska ‘Qiyaanada Canshuur’ Ee Ka Dhanka Ah Lionel Messi Oo La Sii Balaarinayo.

Baaritaanka ay wadaan Waaxda canshuurta Spain ee ku aadan eedeymaha in Messi uu sameeyay qiyaano canshuur ayaa laga yaabaa in la balaariyo oo la gaarsiiyo ilaa 2012.


Goal: Real Madrid Oo Ronaldo Ka Dhigeysa Xiddiga Ugu Mushaharka Badan Adduunka Si Ay U Ceshtaan.

Cristiano Ronaldo ayaa ku dhow inuu ogolaado heshiis cusub uu u saxiio Real Madrid, heshiiskaasoo ka dhigi doona ciyaaryahanka ugu mushaharka badan dunida kubada cagta, sidaasi waxaa qortay Goal Sida


Edinson Cavani Oo Mar Kale Qirtay In Riyadiisa Ay Tahay Inuu Ku Biiro Real Madrid.

Xiddiga kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa mar kale qirtay in u wareegis uu u wareego Real Madrid inay noqon laheyd riyo u rumowday.