Wararkii oo dhan

Gantaalkii Totti Oo Quusiyay Juventus, Soona Afjaray 7-kulan Oo Aysan Wax Guul Ah Gaarin Roma

Kooxda Roma ayaa soo afjartay 7-kulan oo aysan wax guul ah ka gaarin.


Arjen Robben: Arsenal Wax Koob Ah Kuma Guuleysan Doonto Ilaa Iyo Inta Ay Xiddigahooda Ugu Fiican Iska Iibinayaan.

Xiddiga kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa sheegay in Arsenal aysan wax koob ah ku guuleysan doonin ilaa iyo inta ay iska iibinayaan xiddigahooda ugu fiican, isagoo hadalkaan sheegay ka hor kulank


Blackburn Rovers Oo Emirates Stadium Ku Dubatay Arsenal Kana Reebtay Koobka FA Cup.

Kooxda Arsenal ayaa niyadjab kala kulantay kulankii wareega 5aad ee FA Cup ee ka dhacay garoonkooda Emirates Stadium ka dib markii guuldarro 1-0 ay ka soo gaartay kooxda heerka labaad Blackburn Rovers


Sir Alex Ferguson Oo Uga Digay Ciyaartooyda Man United In Ay Sahal Sadaan Kooxda Reading .

Sir Alex ayaa uga digay ciyaartooyda Man United in cawaaqib xumo la kulmi doonaan hadii ay  sahal sadaan Reading oo qaab yasid ah ah ay ula ciyaaraan kulanka isniinta ee ay wada leeyihiin ee qeybta ka


Roberto Mancini Oo Qiray In Milkiilaha Man City Uu Ka Murugeysan Yahay Xaalada Kooxda.

Tababaraha Man City Roberto Mancini ayaa daboolka ka qaaday in mulkiilaha kooxda Man City ee Sheekh Mansuur Alnahyaan uu dareemayo murago aad u xoogan oo ku aadan in ay sii yaraatay rajadii kooxda ee


Inter Milan Oo Raadineysa Badelka Milito , Rud Vaan Nistelrooy Ayay Mar Kale Garoomada Ku Soo Celinayaan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in naadiga Inter Milan ay ka fikarayaan in ay la so hishiiyaan Ruud Van Nistelrooy si uu ugu buuxiyo booska uu ka dhaawacmay weeraryahankii kooxda Ee Diego Milito kaasi oo g


Tababare Jose Mourinho Oo Lagu Soo Waramayo Inuu Ciqaabay Gonzalo Higuain.

Tababare Jose Mourinho ayaa la fahamsan yahay inuu ku ciqaabay Gonzalo Higuain qaab ciyaareedkiisa hoos u dhacay iyo miisaan ku kordhay culeyskiisa.


Ferguson: Ciyaartoyda Haatan Aan Heysto Ayaa Ka Awood Badan Ciyaartoydii Aan Ku Qaaday 3da Koob 1999kii.

Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in kooxdiisa haatan ee Manchester United inay ka fiican tahay kooxdii 14 sanno ka hor xilli ciyaareedkii 1998-99 ku guuleysatay seddexda koob.


Kaka Oo La Filayo Inuu Ku Soo Bilowdo Kulanka Habeen Danbe Ee Real Madrid v Rayo Vallecano.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Brazil Kaka ayaa la filayaa inuu habeen danbe ku soo bilowdo kulanka kooxdiisa Real Madrid ay martigelin doonto Rayo Vallecano, madaama kooxda ay hareeyeen ganaaxyo


Xiddiga Manchester United Luis Nani Oo Ka Badbaaday Shil Gaari.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester United Nani ayaa ka badbaaday shil gaari dhaawac la’aan ka dib markii gaarigiisa nooca loo yaqaano Bentley uu ku dhacay gaari boliis.