Wararkii oo dhan

Wakiil Juraj Venglos : Marek Hamsik Waxa Uu Doonayaa In Wadada Totti Uu Raaco Oo Uu Baaqi Ku Ahaado Napoli.

Juraj Venglos oo ah wakiilka xiddiga kooxda Napoli ee Marek Hamsik ayaa xaqiijiyay in laacibka uu diiday dalabyo uga yimid dhowr koox oo doonaya saxixiisa in ay helaan xagaagaan , isaga oo xusay in Ma


Man United Oo Chelsea Ku Cariirineysa Saxiixa Van Ginkel Oo Ay 15-milyan Ku Doonayaan

Man United ayaa Chelsea ku cariirineysa saxiixa xiddiga da`da yar ee qadka dhexe kubadda uga qaabeeya kooxda reer Holland Vitesse Arnhem ee Marco van Ginkel kaasi oo ay Chelsea todobaadyadaan raadiney


Juventus Oo Ku Adkeeysatay In Aysan Iibineyn Xiddigooda Qadka Dhexe Ee Claudio Marchisio

Agaasimaha guud ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa carabka ku adkeeyay in Juve marnaba ka fikireyn in ay xagaagaan ka kaaftoomaan xiddiga qadka dhexe ee kooxda Claudio Marchisio taasi oo muujine


Barcelona Oo Qarash Iyo Ciyaartooy Ku Dooneysa In Hishiiska Daafaca Roma Ee Marquinhos Ku Soo Afjaraan.

Wargeyska El Mundo Deportivo ayaa xaqiijinaya in kooxda Barcelona ay bar tilmaameysanayaan daafaca kooxda Roma ee Marquinhos, , iyadoo ay muhiim u arkaan in xilli ciyaareedka dambe iska xoojiyaan qadk


Confederations Cup: Nigeria Oo Nus Darsan Goolal Ku Xasuuqday Xulka Yar Ee Tahiti.

Xulka heysta koobka qaramada Africa ayaa guul ku bilowday koobka Qaaradaha ka dib markii ay 6-1 ku dardareen xul aadka u yar ee markii ugu horeysay masraxa caalamka soo istaaga ee Tahiti.


RASMI: Juventus Oo Si Joogta Ah U La Wareegtay Federico Peluso.

Juventus ayaa xaqiijisay inay si joogta ah kula wareegtay daafaca Federico Peluso, kaasoo ay 4.8 milyan euro ka siiyeen kooxda Atalanta.


Harry Redknapp: David Moyes Waa Ay Ku Adkaan Doontaa Shaqada Man United.

Tababaraha kooxda Queens Park Rangers Harry Redknapp ayaa aaminsan in tababaraha cusub ee Manchester United David Moyes inay hortaalo shaqo culus xilli ciyaareedka soo socda.


Jose Mourinho Oo Sheegay Inuu U Hogaansamayo Sharciga Dhaqaale Wanaaga UEFA.

Jose Mourinho ayaa sheegay inuu u hogaasimi doono sharciga dhaqaale wanaaga UEFA ee Financial Fair Play (FFP) markiisii labaad ee uu macalin u noqdo Chelsea.


Arsenal Ayaa Dagaal Ugu Jirta Inay Laurent Koscielny Ka Ceshato Bayern Munich Iyo Barcelona.

Kooxda Arsenal ayaa dagaal u galeysa inay ceshato daafaceeda Laurent Koscielny madaama ay dalabyo u helayaan ciyaaryahankaan aad looga doonayo suuqa kala iibsiga.


Dortmund Oo Ku Wargelisay Real, Utd & Chelsea In Lewandowski Uu Sii Joogayo Kooxda Xilli Ciyaareedka Soo Socda.

Borussia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday in Robert Lewandowski aan loo ogolaan doonin sidoo kale inuu ku biiro koox ajnabi ah xagaagan, iyagoo sheegay inay hubaal tahay inuu kooxda la sii joogayo xilli


Last Posted
RT @Lattif: From inside the dilapidated stage of the #Somali National Theater. Sad ruins of a lost glory. #Somalia #Mogadishu http://t.co/I… 06/11/2013 - 18:37
From inside the dilapidated stage of the #Somali National Theater. Sad ruins of a lost glory. #Somalia #Mogadishu http://t.co/Ij2fTf8s8t 06/11/2013 - 18:35
RT @EUTMSomalia: #EU #Day 2013. Brig. Gen. #AHERNE addresses the authorities, media, #EUTM personnel and #Somali troops. http://t.co/EaMEGl… 06/11/2013 - 18:30
RT @Lattif: What is it with this poor programming on the #Somali National TV? Can't they put their act together? #FAIL #Somalia #Mogadishu … 06/11/2013 - 18:24
RT @AJELive: #Somali community in South Africa react with outrage after video goes viral http://t.co/Gi9qEaz8XO 06/11/2013 - 17:35
RT @MiddleEastMnt: WARNING - GRAPHIC IMAGES: PORT Elizabeth -#SouthAfrica -CELLPHONE footage of #Somali man being stoned to death... http:/… 06/11/2013 - 17:28
RT @AbukarArman: #Somala #Kenya STIRRING THE #SOMALI WATERS: TOWARD A MARITIME OIL WAR? http://t.co/bWR0A9AoFA #ContinentalShelf #Norway #j… 06/11/2013 - 17:24
RT @MiddleEastMnt: WARNING - GRAPHIC IMAGES: PORT Elizabeth -#SouthAfrica -CELLPHONE footage of #Somali man being stoned to death... http:/… 06/11/2013 - 17:24
RT @kowfurow: The #Somali fisherman #abducted and abandoned in #Paris. http://t.co/nrJpxcoq1b 06/11/2013 - 17:24
WARNING - GRAPHIC IMAGES: PORT Elizabeth -#SouthAfrica -CELLPHONE footage of #Somali man being stoned to death... http://t.co/P4n8kjVQBn 06/11/2013 - 17:21