Tabababaraha Brazil luiz Felipe Scolari ayaa ku soo daray 20ka ciyaaryahan ee xulka Brazil kuwaa oo bisha soo socota kulan saaxibtinimo la ciyaari doona xulka England.
Jose Mourinho ayaa laga yaabaa in uu dib ugu laabto kooxda Chelsea iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in tababaraha ree Portuqal uu xiriir joogta ah la leeyahay milkiilaha Chelsea Roman Abramovich.
Milan ayaa weli rajo ka leh in ay dib u soo ceshtaan xidigoodii hore ee Kaka xillgaan oo lagu guda jiro suuqa kala wareega ciyaartooyda iyadoo haatan ay socdaan wadahadalo u dhaxeeya labada koox si ay
Gool soo daahay oo uu dhaliyay Gervinho ayaa xulka Ivory Coast ka saaciday inay guul ku furtaam koobka qaramada Afrika islamarkaana 2-1 kaga talaabsadaan xulka Togo oo ay kuwada jiraan Group D.
Madaxweynihii hore ee Barcelona Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday in Blaugrana ay fursad u heysatay inay la saxiixato xiddiga haatan ee Real Madrid Cristiano Ronaldo markii uu joogay Sporting CP.
Daafacii hore ee xulka qaranka Italy Marco Materazzi ayaa mar kale weerar dhanka afka ah ku qaaday tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez, isagoo carabka ku adkeeyay inuusan kooxdiisa ku aamini laheyn
Weeraryahanka da`da yar ee kooxda Barcelona Joan Isaac Cuenca López ayaa ka soo kacay dhaawac ka dib sideed bil oo uu garoomada ka maqnaa xiligaas oo uu ka dhaawacmay dhanka bowdada .