Xulka Ethiopia ayaa u soo gudbay play-offska isreebreebka koobka adduunka ka dib markii ay maanta Adis Ababa ciyaar ka dhacday ay 2-1 ku garaaceen xulka South Africa oo ka quustay u soo bixitaanka koo
Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa mar kale amaanay kooxda Real Madrid xilli si joogta ah loola xiriirinayo inuu ka dhaqaaqayo kooxda Merseyside.
Gareth Bale waa inuu u sheego Tottenham inuu doonayo inuu kooxda ka tago si uu u dedejiyo ku biiristiisa Real Madrid, sidaasi waxaa yiri Zinedine Zidane.
Tababaraha xulka Uruguay Oscar Tabarez ayaa qirtay in xulka heysta koobka adduunka iyo kan Yurub uu ka fiican yahay xulkooda ka hor kulanka ay caawa isaga horimaanayaan koobka Qaaradaha ee ka socda Br
Gerard Pique ayaa sheegay in Jose Mourinho uu ku dhawaaday inuu kala dhantaalo xulka Spain madaama uu xafiiltan aad xun uu dhex dhigay labada kooxood ee ugu waa weyn Spain Barcelona iyo Real Madrid in
Xiddigii hore ee Liverpool Robbie Fowler ayaa ku taageeray Daniel Agger in laga dhigo kabtan ku xigeenka Liverpool ee ka danbeeya kabtan Steven Gerrard.
Wargeyska Sunday Express ayaa sheegaya in madaxa indha indheynta suuqa kala iisbka kooxda United uu aaday ciyaaraha Euro U21 si uu u soo daawaday 20 jirka Marco Van Ginkel kaasoo shalayto u ciyaarayay
Tababaraha kooxda Sunderland Paolo Di Cania ayaa wacad ku maray inuu ganaax lacageed dul dhigi doono ciyaaryahanka kasta oo ugu yaraan ay labo kiilogaraam ay ku korodho miiskaankiisa fasaxa xagaagan.