Wararkii oo dhan

Tababaraha Uruguay Oscar Tabare: Muran La’aan Spain Waa Ay Inaga Fiican Tahay.

Tababaraha xulka Uruguay Oscar Tabarez ayaa qirtay in xulka heysta koobka adduunka iyo kan Yurub uu ka fiican yahay xulkooda ka hor kulanka ay caawa isaga horimaanayaan koobka Qaaradaha ee ka socda Br


Gerard Pique: Mourinho Waxa Uu Ku Dhawaaday Inuu Kala Dhantaalo Xulka Qaranka Spain.

Gerard Pique ayaa sheegay in Jose Mourinho uu ku dhawaaday inuu kala dhantaalo xulka Spain madaama uu xafiiltan aad xun uu dhex dhigay labada kooxood ee ugu waa weyn Spain Barcelona iyo Real Madrid in


Robbie Fowler Oo Ku Taageeray Daniel Agger Inuu Noqdo Kabtanka Ku Xigeenka Liverpool.

  Xiddigii hore ee Liverpool Robbie Fowler ayaa ku taageeray Daniel Agger in laga dhigo kabtan ku xigeenka Liverpool ee ka danbeeya kabtan Steven Gerrard.


Man United Iyo Chelsea Oo Ku Tartamaya Saxiixa Da’ Yar Reer Holland Ah.

Wargeyska Sunday Express ayaa sheegaya in madaxa indha indheynta suuqa kala iisbka kooxda United uu aaday ciyaaraha Euro U21 si uu u soo daawaday 20 jirka Marco Van Ginkel kaasoo shalayto u ciyaarayay


Paolo Di Canio Oo Wacad Ku Maray Inuu Ganaaxi Doono Ciyaaryahankii 2 KG Ay Ku Korodho Miiskaankiisa Xagaaga.

Tababaraha kooxda Sunderland Paolo Di Cania ayaa wacad ku maray inuu ganaax lacageed dul dhigi doono ciyaaryahanka kasta oo ugu yaraan ay labo kiilogaraam ay ku korodho miiskaankiisa fasaxa xagaagan.


Hordhaca Spain v Uruguay: Xulka Tabarez Oo Isha Ku Haya Guushii Ugu Horeysay Abid Ey Ka Gaaraan La Roja.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   SPAIN Valdes  Arbeloa, Pique, Ramos, Alba Xavi, Busquets, Iniesta  Pedro, Villa, Mata URUGUAY Muslera M Pereira, Lugano, Godin, Caceres Perez, Gargano, A Pereira Cavani, Forl


Hordhaca Mexico v Italy: Azzurri Oo Guushii Ugu Horeysay Ee Muddo 43 Sannadood Ka Raadineysa El Tri.

LINE_UPKA MACQUULKA AH:   MEXICO Corona  Flores, Rodriguez, Moreno, Salcido Torrado, Zavala  Aquino, Dos Santos, Guardado Hernandez ITALY Buffon Abate, Barzagli, Chiellini, De Sciglio De Rossi, Pirlo,


Jose Mourinho: Waxaan Iska Diiday Shaqada Man United Si Aan Ugu Soo Laabto Kooxdeyda Kaliya Chelsea.

Mourinho ayaa soo gabagabeeyay lix sanno uu ka maqnaa Premier League markii uu ku soo laabtay Chelsea markii labaad ee mustaqbalkiisa tababarenimo.


Cheick Tiote Oo Noqday Xiddigii 2aad Ee Muslim Ah Ee Ka Dhiidhiya Inuu Xirto Maaliyada Newcastle Ee Wonga Lagu Xayaysiinayo.

Ciyaaryahankii labaad ee Newcastle ayaa la taliyayaashiisa dhanka sharciga kala hadlay xayaysiinta shirkada ribada ku shaqeysata ee Wonga.


Kooxda Ugu Guulaha Badan South America Independiente Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Heerka 2aad U Dhacday.

Kooxda rikoor 7 jeer ah qaaday koobka Champions League ee South America Independiente ayaa noqotay kooxdii labaad ee weyn ee reer Argentina ah ee labo sanno gudaheed markii ugu horeysay u dhacda horya