Daawo: Kulankii Ugu Dambeeyay Ee Dhex Maray...

Kooxaha Liverpool iyo Roma ayaa Anfield isaga hor iman doona lugta 1-aad ee wareega Semi-finalka champions League xilli ciyaareedkan.
Labada kooxood ayaan muddo wakhti dheer ah wada ciyaarin kulan Rasmi ah laakiin waxa ay wada ciyaareen kulamo saaxiibtinimooyin ah.
Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa goolasha kulankii ugu dambeeyay ee ay wada ciyaareen kooxaha Liverpool iyo Roma Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan[1]

References

  1. ^ Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan (laacibtv.net)